Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey dil qorsheysan ka fuliyeen magaalada Muqdisho kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Dilkan waxey ciidamada Mujaahdiinta u geysteen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada ee Farmaajo,waxeyna askarigan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in isla goobta ku geeriyooda askarigaas.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafada Taleex ee degmada Hodan,waxeyna ciidamada Mujaahidiinta ee dilkan fuliyay horay usii qaateen Qorigii uu askarigaasi ku hubeysnaay.
Dilkan ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Alshabaab ay sii kordhiyeen beegsiga ay ku hayaan saraakiisha iyo askarta maamulka Farmaajo iyo kuwa shisheeyaha Kufaarta Afrikaanta ah ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.