Weerar qorsheysan oo lala beegsaday sarkaal ka tirsan dowlada Farmaajo ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Weerarkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka Dhismaha Warshadda Caafi,iyadoo faahfaahin laga helayo khasaaraha ka dhashay Weerarkaasi.
Ragga hubeysan ee Howlgalkan fuliyay ayaa dhaawacay Muxamed Rashiid oo ah sarkaal ka tirsan dowlada Ridada waxeyna dileen askari la socday sarkaalkaasi.
Mas’uuliyadda weerarkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab,sarkaalkan ayaa noqonaya Sarkaalkii Labaad oo ka tirsan dowlada Ridada oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin muddo Afar Iyo Labaatan Saac gudahood ku dhaawacaan gudaha magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.