Iyadoo weerar culus lala beegsaday xarunta maamulka dowlada Farmaajo ugu magacaaban degmada Hodan ee magaaladan Muqdisho ayaa waxaa isa soo taraya faahfaahina ku aadan weerarkaasi.
Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sheeegtay Mas’uuliyadda Weerarkan culus ee lagu burburiyay dhismaha xaruntii maamulka dowlada Ridada ee degmada Hodan.
Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo ka xeynayay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa gudaha u galay xarunta maamulka degmada Hodan halkaasi ayuuna camaliyaddiisa ka fuliyay.
Gabi ahaan weey burburtay dhismaha xaruntii maamulka ee degmada Hodan,xilliga qaraxa waxaa gudaha xarunta ku sugnaay Mas’uuliyiin,Saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada Ridada kuwaasi oo la xaqiijiyay iney khasaara culus kasoo gaartay Camaliyaddaasi.
Todobaadkii hore ayey aheed markii sidaan oo kale Camaliyad Istish-haadiyo ah lagu burburiyay xaruntii maamulka dowlada Ridada ee degmada Howlwadaag oo daris la ah degmada Hodan ee maanta Xarunteedii la burburiyay.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.