Rag hubeysan waxey dil qorsheysan ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho,iyadoona faahfaahin laga helayo dilka.
Xaafadda Black-sea ee degmada Hodan waxey ragga hubeysan ku dileen askari ka tirsan maleeshiyataka dowlada Ridada kaasi oo ay ka toogteen qeybaha sare ee jirka waxeyna taasi sababtay inuu askariga isla goobta ku geeriyooda.
Ragga dilkan geystay ayaa horay usii qaatay Qorigii uu ku hubeysnaay askarigan ay ku dileen xaafadda Black-sea ee degmada Hodan.
Mas’uuliyadda dilkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxa uu dilkan imaanayaa xilli Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay sii kordhisay weerarada ka dhanka ah dowlada iyo shisheeyaha ee ay ka fulineyso gudaha magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
MURTADKAAN HADAAN LA DILIN WAXAA KA BADAN WUXUU SOO WADI LAHAA. DAD MUSLIMIINA UU DHIBI LAHAA
CIIDAMADA MAXAMAD BIN MASLAMA MAHADSANADIIN