Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan waxa uu ka dhacay deegaan dhaca duleedka degmada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe,iyadoona faahfaahin laga helayo qaraxaasi.
Qaraxa oo lala beegsaday saraakiil ka tirsan Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Kufaarta Burundi ayaa sigaar ah kaga dhacay deegaanka Xaanshooley oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka magaalada Jowhar.
Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay degmada Jowhar iyo deegaano badan oo ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe,qaraxa ayaa ka dhacay goob ay taagnaayeen saraakiil American ah iyo askar Burundeys ah.
Goob joogayaal ayaa xaqiijiyay in qaraxa dhimasho iyo dhaawac ah ay ku noqdeen Tobaneeyo ka tirsan gaaladii xilliga qaraxa goobta ku sugneed,mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Calamada.com