Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaara dhaliyay oo ka dhacay duleedka degmada Buur Hakabo ee gobalka Baay.
Maleshiyaat ka tirsan maamulka Gaara raaca Shariif Sakiin oo ka soo baxay degmada Buur-hakabo ee Wilaayada Baay iyo Bakool waxeyna la kulmeen weerar xoogan oo kaga yimid dhanka ciidamada Mujaahidiinta.
Mujaahidiinta oo ka war heley dhaqadhaqaaqa Murtadiinta ayaa dagaal kala hortagey waxaan halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo dhexmarey ciidanka Mujahaidiinta iyo Murtadiinta iyadoona maleeshiyaadka oo dagaalka looga itaal roonaadey ay dib ugu noqdeen degmada Buur-hakaba oo markii hore ay ka soo duulaan tageen.
Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Andalus u xaqiijiyey in Murtadiinta dagaalka lagu gaarsiiyey Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah sidoo kalane looga Qaniimeystey nooca raaxada ah oo maleeshiyaadku ay wateen.
Deegaanka lagu dagaalamey ayaa ku soo noqdey xaaladii nabad gelya iyadoo goobta lagu dagaalamey ay mujaahidiintu ku suganyihiin
Qaar ka mid ah maleeshiyaadka lagu dhaawacay dagaalka oo laga deyrinayo xaladooda nolaleed ayaa lagula tacaalayaa xarun caafimaad oo ku taala degmada Buur Hakabo,waxa uu dagaalkan ka dhacay duleedka Bur Hakabo uu qeyb ka yahay howlgalada lagu naafeynayo Cadowga Allaah.
Xigasho Idaacadda Islaamiga Andalus.
Calamada.com