Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen weeraro khasaara culus lagu gaarsiiyya xukuumadda daba dhilifka Kaabul iyo ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duelaanka ku jooga dalkaasi.
Dagaalka Kowaad ayaa ka dhacay gobalka Helmand kaasi oo yimid ka gadaal markii Ciidamo isugu jira Mareykanak iyo kuwa maamulka Kaabul ay weeraro ku qaadeen deegaano hoos yimaada gobalka Helmaan ee Konfurta dalkaasi.
Dagaalkan ka dhacay gobalka Helmand waxaa lagu dilay Labo iyo askari oo mid ka mid ah uu yahay Askari American ah waxaana lagu burburiyay Sideed gaari oo ah noocyada gaashaaman.
Dhanka gobalka Barwaan ee Waqooyga Afghanistan waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan soo direen diyaarad nuuca elekobtarka ah oo ay wateen maleeshiyaadka Xukumada Ridada Kaabuul,Iyadoona lagu soo waramayao in ay dhinteen maleeshiyaadkii saarnaa diyaaradaasi.
Dhanka kale dagaalo culus oo u dhaxeeyay Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo Ciidamada Saliibiyiinta Mareykana ayaa ka dhacay gobalka Qunduus ee Waqooyga dalkaasi.
Dagaalkan oo socday muddo Afar Maalin oo xiriir ah waxaa lagu dilay Labo Askari oo American ah halka sidoo kale lagu dhaawacay Labo kale oo isla American ah.
Sidoo kale dagaalkasai waxaa lagu dilay Afar Iyo Labaatan askari oo ka tirsanaeed maleeshiyaadka Ridada Kaabuul halka lagu dhaawacay Labo iyo Toban askari oo isla maleeshiyaatka Kaabul ah.
Sidoo kale Guutada difaaca Cirka ee ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa soo riday diyaarada Basaas ah ay leedahaya Dowladda Mareykana taasoo ku soo dhacday gobalka Lowgar ee Bartamaha alka Afghanistan,waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta gacanta ku dhigeen Burburka Diyaaradasi.
Calamada.com