Howlgaladan oo isugu jira Qarax iyo Kamiin waxey ciidamada Mujaahidiinta ka kala fuliyeen degmooyinka Afgooye iyo Wallanweyn oo ka mid ah goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Shabeelada Hoose.
Weerarka hore oo ka dhacay degmada Wallanweyn ayaa ah qarax xoogan oo lala beegsaday saldhiga degmada Wallanweyn waxaana xilliga qaraxa saldhiga ku sugnaay saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta.
Inta la xaqiijiyay qaraxaasi waxaa lagu dilay Labo askari waxaana lagu dhaawacay Labo kale oo uu ku jira taliyiha kooxda Ridada ugu magacaaban saldhigaasi,iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala dwuan ee degmada Wallanweyn weyn.
Weerarka Labaad oo ah mid dhabba gal ah waxey ciidamada Mujaahidiinta la beegsadeen maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta oo dhaq dhaqaaqyo ka waday duleedka degmadaasi.
Kamiinkan ayaa Murtadiinta looga gubay gaari waxaana sidoo kale baqti iyo dhaawac ku noqday tiro ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta,waxeyna weeararadan kusoo aadayaan xilli ciidamada Mujaahidiinta ay sii kordhiyeen howlgalada ay ku dhiig bixinayaan Kufaarta iyo Murtadiinta isu soo baheystay la dagaalanka diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.
Calamada.com