Qaraxyo gaaraya ilaa Iyo Labo qarax waxaa lala beegsaday kolanyo isugu jirta ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta Jabuuti oo ay la socdaan Maleeshiyaat Murtadiin Somali ah kuwaasi oo ku socdaalaya wadada isku xirta deegaanka Halgan iyo degmada Buulo burte oo ka wada tirsan Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia.
Qaraxa Kowaad ayaa ka dhacay goob ay ku nasanayeen Kolanyadan Kufaarta iyo Murtadiinta isugu jirta,waxaana uu qaraxan sababay khasaara culus oo soo gaartay cadowga.
Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu dilay Todobo askari oo Murtadiinta Jabuuti ah waxaana ku dhaawacmay Hal askari oo Jabuutiyaan ah kuwaasi oo baqtiyadooda iyo dhaawacooda la geeyay deegaanka Halgan waxaana ugu dambeyntii halkaasi ka qaaday diyaarad Elecobtar ah taasi oo u qaaday dhanka dalka Jabuuti.
Qaraxa Labaad ayaa dhacay kadib markii ay dib usoo laabteen kolanyadii meydadka iyo dhaawacyada askarta Jabuuti geeysay deegaanka Halgan waxa uuna qaraxa labaad ka dhacay meel aan sidaas uga fogeen halkii uu qaraxii hore ka dhacay.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in qaraxa Labaad sidoo kale khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay kolanyada Kufaarta iyo Murtadiinta isugu jirta.
Qaraxyadan ayaa imaanaya xilli wax ka badan Todobaad kolayadan ay ku socdaalayaan wadada isku xirta degmooyinka Beledweyne,Halgan iyo Buulo burte oo sida caadada ah la isugu socda wax aan ka badneen Labo saac oo xiriir ah.
Kolanyadan ayaa sidoo kale qaraxyo iyo dagaallo toos ah lagula beegsaday inta u dhaxeysa Beledweyne iyo Halgan weeraradaasi oo khasaara Naf iyo Maal ah lagu gaarsiiyay askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta Jabuuti oo qeyb ka wada ah Cadowga Allaah ee Jinsiyadaha kala duwan leh ee duulaanka kusoo qaaday diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.
Xigasho: Idaacadda Islaamiga Andalus.
Calamada.com