Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay qeybta Labaad Wareysiga Waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhan.
Waaliga Ayaa qeybtan Wareysigiisa si faahfaahsan kaga hadlay weeraradii lala beegsaday ciidamada Murtadiinta Jabuuti iyo kuwa Kufaarta Burundi ee ka dhacay Nawaaxiga deegaanka Fiidow,waxa uu Waaliga Xaqiijiyay in Deegaanka Fiidow ay ka babaneyso Raayada Towxiidka oo deegaanka gacanta ay ku hayaan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Dhanka kale Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa xusay in Inta badan degmooyinka iyo deegaanada Wilaayada uu ka curtay xilli Roobaadka Deyrta islamarkaana ay Barwaaqo tahay Wilaayada.
Halkan Ka Dhageyso Qeybta Labaad Wareysiga Waaliga Hiiraan.
Calamada.com