Weerarka hore oo qarax ah waxa uu ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka deegaanka Weydow waxaa qaraxa lala beegsaday sarkaal ka tirsan dowladda Ridada.
Qaraxan waxaa lagu dilay Cabdi Maxamuud oo ahaa sarkaal ka tirsan dowladda Ridada,iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah duleedka Muqdisho.
Weerarka Labaad oo dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen fariisin maleeshiyaatka maamulka Murtad Axmed Madoobe ay ka sameysteen deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka magaalada Kismaayo.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaatka Jubbo Land khasaara Nafeet iyo Mid Hantiyadeed lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.
Calamada.com