Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalkii aadka u xooganaa ee saaka aroortii ka bilaawday Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Bartamaha dalka Soomaaliya.
Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab oo weerar Halyaynimo ku dilay Cabdi Wali Cali Cilmi Yare oo ahaa Ninkii aflagaadeeyay Nabigeena Muxamed SCW .
War rasmi ah oo Mujaahidiinta Al Shabaab kasoo baxay ayay ku xaqiijisay dilka Ninkaan gaaloobay iyo Kow iyo Toban askari oo ilaala u ahaa waxa uuna ninkan sheegtay Ilaahnimo iyo Nabi nimo.
Al Shabaab ayaa war ay si hordhac ah usoo saartay waxay muslimiinta caalamka gaar ahaan Soomaaliya ugu bishaareysay in laga hor leexiyay Ninkii gaaloobay ee Nabinimada sheegtay.
Goob joogayaal ku sugan Gaalkacyo ayaa warbaahinta u sheegay in gudaha Xarunta Cabdi Wali Cali ay ka maqneen jugta qaraxyo is xigxigay iyo rasaas xooggan oo lays dhaafsanayay.
Howlgalka barakeysan ee lagu dilay gaalkaasi weyn iyo ilaaladiisa ayaa lagu daah furay Camaliyad Istish-haadiya ah kadibna waxaa gudaha u galay rag Ingimaasiyiin ah waxeyna Mujaahidiinta toogteen gaalkaasi iyo ilaaladiisa.