Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar dhabba gal ah u dhigeen kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta oo ku socdaalayay wadada isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Maxaas oo ka wada tirsan Wilaayada Hiiraan ee dhacda Bartamaha dalka Somalia.
Inta Laxaqiijiyey Shan Askari Oo Ka tirsan Maleahiyaadka Ridada Ayaa Ku Dhimatey Afar Kalana Dhaawacyo Ayaa Soo Gaarey Oo labo ka mid Ah Garaabo ay Yihiin.
Dhaawacayada Afarta Ah Ayaa Dib Loogu Celiyey Magalada Baladweyne Iyadoo Lagu Daweynayo Xarumaha Caafimaadka Ee Magaalada.
Weerarkan Kamiinka Ah Ayaa Wuxuu Ka Danbeyey Markii Mujaahidiintu ay Heleen macluumo Ah In Maleshiyaad Murtadiinta Ka tirsan Wadada ay Ku Soo Jiraan Sidaana Kamiinka Loogu Dhigey.