Rag hubeysan ayaa weeraro kala duwan ka geystay qaar ka mid ah xaafadaha magaaladan Caasimadda ah ee Muqdisho,iyadoo faahfaahin laga helayo dilalka.
Weerarka Kowaad oo lagu dilay askari ka tirsan Maleeshiyaatka dowladda Ridada waxa uu ka dhacay degmada Waabari waxaana la dilay askari ka tirsanaay maleeshiyaatka Nabad sugidda gaar ahaan kuwa dhar cadka.
Weerarka Labaad oo isaguna dil ah waxaa loo geystay askari kale oo ka tirsan dowladda kaasi oo ka dhacay gudaha degmada Hodan ee magaaladan Muqdisho.
Dilalkan loo geystay askarta Murtadiinta waxaa Mas’uuliyaddooda sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxeyna Xarakadu muddooyinkii dambe sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fulinayaan gudaha Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.