Weerarkan oo ahaa kamiin ayey Ciidamada Mujaahidiinta waxay la beegsadeen Ciidamo ka tirsan Kuffaarta Africaanta kuwaasi oo ku socdaalayay inta u dhaxeeysa Shalaambood iyo deegaanka Bilaal ee ka tirsan Shabeelada Hoose .
Kolanyada Kamiinka loo dhigay ayaa ahaa kuwa lugeenayay waxeyna weerarka kala kulmeen khasaaro xoogan , waxeyna ku hakadeen goobta Kamiinka loogu dhigay.
Sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha Mujaahidiinta weerarkasi ayaa waxaa lagu dilay tiro ka tirsaneed Ciidamada Kuffaarta Africaanta halka kuwa kalane lagu dhaawacay.
Kamiinka kadib waxaa goobta soo gaaray Diyaarado nuuca Elekabtarka ah kuwaasi oo halkaasi ka daabulay dhaawacyo iyo meydadka Askarta Ciidamada Kuffaarta Africaanta.