Howlgaladan oo ah kuwo xiriir ah ayey ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen goobo kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu beegsaday xubno kala duwan oo ka tirsan Kooxda Ridada Somalia.
Howlgalka Kowaad ciidamada Mujaahidiinta ayaa qarax la eegtay gaari nooca Raaxada uu saarnaa saacid Xuuki oo ahaa Agaasimahii waxa loogu yeero Wasaaradda Boostada ee kooxda Ridada Soomaali.
Qaraxan waxaa ku dhintay Muratdkii lala beegsaday iyadoo burbur uu soo geystay gaarigii uu saarnaa,waxeyna kooxda ridada xaqiijisay geerida Murtadkaas ay Mujaahidiintu beegsadeen.
Howlgalka Labaad ayaa ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxaana lagu khaarajiyay mid ka mid ah odayaashii soo xulay xildhibaanada maamulka Asha-haado la diriirka ee isku magacaabay Hirshabeelle.
Murtadkan oo magaciisa lagu soo koobay Cabdi Rashiid ayaa Rag ka tirsan Katiibada Muxamad Ibn Maslamah waxeey ka toogteen qaybaha sare ee jirkiisa. Taas oo sababtay inuu goobtaas ku ruuxbaxo.
Howlgalka Saddex-aad ayaa ahaa qarax khasaare gaarsiiyay maleeshiyaadka Murtadiinta waxa uua ka dhacay qaybo ka mid ah Xaafadda Madiina ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa si gaar ah uga dhacay goob isku imaatin u ahayd maleeshiyaadka Murtadiinta oo xiliyadda habeenkii ay Maandooriyaha Qaatka ku cuni jireen. Kuna yaalla Suuq weynaha xaafada Madiina.
Goobjooga-yaal ayaa warbaahidiinta u sheegay in markii uu qaraxa dhacay ay maleeshiyaadka rasaas farabadan fureen. inkasta oo aanan weli lasoo sheegin wax khasaare ah oo ay rasaastaasi gaysatay.
Xigasho Radio Andalus.
Calamada.com