Rag hubeysan waxey dil qorsheysan ka geysteen deegaanka Weydow ee magaaladan Muqdisho kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Dilkan waxaa loo geystay askari ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Ridaa gaar ahaan kuwa Booliska,Ragga hubeysan ayaa askariga ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku dhinta.
Dilkan askarigan waxaa Mas’uuliyaddiisa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo muddooyinkii dambe sii kordhisay dilalka ay la beegsaneyso askarta iyo saraakiisha dowladda Ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Moqadishu, Somalia.