Qaraxyo ka kala duwan oo geystay khasaara ayaa lala beegsaday maleeshiyaatka dowladda Ridada waxeyna qaraxyadan ka kala dhaceen qeybo ka mid ah Wilaayaatka Shabeelada Hoose Iyo Banaadir.
Qaraxa hore waxa uu ka dhacay goob isku imaatin ah oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka dowladda Ridada goobtaasi oo ka tirsan deegaanka Shalambood ee duleedka magaalada Marka oo ah xarunta Wilaayada Shabeelada hoose.
Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee deegaanka Shalambood,waxeyna Goob-joogayaal sheegeen iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo maleeshiyaatka dowladda lagu gaarsiiyay qaraxaasi.
Dhanka kale qarax lala beegsaday saldhig maleeshiyaadka Murtadiinta ay ka sameysteen degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho .
Qaraxaasi ayaa geystay khasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray maleeshiyaadka Murtadiinta ee ku sugnaa Saldhigaasi.
Mas’uuliyadda Labadan qarax ee ka kala dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo duleedka magaalada Marka waxaa Mas’uuliyaddooda sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Calamada.com