Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha-biyaha duleedka magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya in qarax xoogan lala eegtay ciidamo katirsna dowladda Ridada.
Qaraxa ayaa haleelay gaari nooca Cabdi-bila ah, waxaana burburay gaariga, iyadoona dhimasho iyo dhaawac noqdeen inta badan ciidankii saarnaa.
Ilo xog ogaal ah waxay noo xaqiijiyeen in qaraxa lagu dilay ugu yaraan Sarkaal sare iyo Afar askari oo ka wada tirsan dowladda Federaalka.
Qaraxan waxaa Mas’uuliyaddiisa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, afhayeenka ciidamada Mujaahidiinta Sheekh Cabdi-caziiz Abuu Muscab ayaa maalmo ka hor ku goodiyay iney siii laba jibaari doonaan howlgallada ka dhanka ah Kooxda Ridada iyo kuwa Kufaarta.