Howlgalkan Burcad Sifeynta ah Waxay ciidamada Mujaahidiintu Ka Fuliyeen Halka Loo Yaqaano Burjada Ciinta Oo Qiyaastii Magaalada Beledweyne 5klmtr Dhanka Galbeedka Ah Ka Beegan.
Waxaa Howlgalka Laga Fuliyey Goob Maleeshiyaadka Murtadiintu Jid Gooyo Dhigan Jireen isla Markaana Ku Dhibaateyn Jireen Gaadiidka Halkaasi Mara iyo Dadka Rakaabka Ah Ee Saaran.
Inta La Xaqiijiyey Waxaa Howlgalkaasi Lagu Khaarijiyey Hal Askari Oo Kamid Ahaa Maleeshiyaadkii Jid Gooyada Utiiley iyo Qorigii iyo Booshkii Uu Watey Oo Mujaahidiintu ay Ka Soo Furteen.
Saraakiisha Mujaahidiinta Ayaa Inoo Sheegey in Askarigan Oo Lgu Magacaabi Jirey Daa’uud Aadan Wiidow Markii Uu Ku Dhaawacmey Rasaastii Mujaahidiinta Uu Isku Dhex Tuurey Wabiga Oo Aan halkasi Ka Fogeyn Balse Aan Looga Harin Ee Halkaasi Lagu Dhameystirey Waxaana La Arkaayey isagoo Meydkiisa Webiga Dul Sabeynaya,
Maleeshiyaadkii Kale Ee Iyaguna Isbaarada Ku Sugnaa Ayaa Cagaha wax ka dayey markii ay ku adkaatay iney iska difaacaan weerarka culus ee kaga yimid dhanka Mujaahidiinta.