Qarax waxa uu ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne oo ka mid ah goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Islaamiga Hiiraan ee dhacda Bartmaha Dalka Somalia.
Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka Xabsiga dhexe ee Beledweyne waxaana lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta oo xilligaasi goobta lugeynayay.
Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee Beledweyne waxaana jirta khasaara maleeshiyaatka Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaasi.
Degmada Beledweyne ayaa ka mid ah goobaha shisheeyaha duulaanka kaga suganyihiin gobalka Hiiraan waxaana ka dhaca weeraro kala duwan oo ay fuliyaan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin kuwaasi oo lala beegsaday ciidamada Murtadiinta Jabuuti iyo maleeshiyaatka Dowladda Ridada.
Calamada.com