Iska hor’imaad u dhaxeeya maleeshiyaat ka wada tirsan dowladda Ridada waxa uu ka dhacay duleedka deegaanka Qallimow ee gobalka Shabeelada Dhexe.
Iska hor’imaadkan ayeey maleeshiyaatka Ridada isugu geysteen khasaara kala duwan,iyadoona dagaalka uu yimid kadib markii ay dirireen maleeshiyaatka Isbaaro deegaanka u tiilay iyo kuwoo doonayay iney Wadada maraan.
Inta la xaqiijiyay iska hor’imaadkan waxey Murtadiinta isaga dileen Saddex askari tiro kalane weey isaga dhaawaceen,waxeyna wararka qaar sheegayaan in dhimashada askarta ay intaasi ka badantahay.
Maleeshiyaatka dowladda Dowladda Ridada ayaa shaqo maalmeed ka dhigtay iney xilli kasta dhexdooda dagaalamaan oo ay iska dilaan saraakiil iyo askar fara badan.
Calamada.com