Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsan dowladda Ridada kaasi oo dilkiisa laga helayo xog dheeraad ah.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay degmada Xamarweyne ee Wilaayadan Banaadir waxaa dilkan loo geystay sarkaal gudoomye ka ahaa Waaxda Horseed ee maamulka dowladda Ridada ugu magacaaban degmada Xamarweyne.
Sarkaalkan waxaa lala dilay askari ilaalo u ahaa waxeyna Raggii dilkan geystay horay usii qaateen Biskoolad uu ku hubeysnaay gudoomiy Waaxeedka Murtadka ah ee ay dileen.
Dilka Mas’uuliyaddan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo muddooyinkii dambe sii kordhisay weerarada ka dhanka ah dowladda Federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.