Ciiamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose ku dileen Sarkaal ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.
Howgalkan gaarka ah waxaa lagu dilay Cusmaan Xaaji Qaasim oo ka tirsan Wazaaradda Beeraha Dolwadda Federaalka, Waxeyna Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin sarkaalka ka toogteen qeybaha sare ee Jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku dhinta.
Dilka Sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa xilli Saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab gudaha Magaalada Muqdisho ku dileen Saddex Xubnood oo qeyb ka ahaa Ergadii soo dhistay Xildhibaanada Ridada.
Calamada.com