Magaalada Muqdisho waxaa Isku Daldalay Sarkaal ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka, Iyadoo faahfaahino dheeraad ah laga helayo.
Sarkaalka Murtadka ah ee Is daldalay ayaa lagu magacaabi jiray Gaashaanlle Dhexe Cabdi Cali Seed kaasi oo isku daldalay gudaha Xerada Sheelare ee Degmada Xamar Jajab, Waxaana isagoo Luqanta Xerag ku xirtay iska Laad laadiyay Geed halkaasi ku yaala.
Is dilka sarkaalka ayaa yimid kadib markii ay soo wajahday Duruufo adag oo dhanka Nolasha ah, Waxaa Sarkaalkan is dilay lagu amray inuu ka guura guri uu ka deganaay gudaha Xerada.
Sidoo kale Isdilka Sarkaalkan waxa uu muujinayaa xaaladda adag ee dhanka Nolasha ah ee heysata Saraakiisha iyo Askarta Dowladda Ridada Federaalka, Iyadoo Kal hore Farmaajo uu sheegay ineysan Ciidamadiisu laheen Caqiido ay ku dagalamaan una dhintaan.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.