Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax culus oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Degmada Wallanweyn ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Qaraxa waxaa lala beegsaday Gaari Booyad ah oo ay lahaayeen Maleeshiyaatka Murtadiinta Bangarafta oo ah Maleeshiyaat ay si gaar ah u tababaratay Dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Gabi ahaan Gaariga Booyadda ayaa burburay kadib markii qaraxa uu haleelay, Sidoo kale qaraxan ayaa sababay khasaara Nafeet oo soo gaartay Murtadiinta.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli Saacadihii lasoo dhaafay weerar ka dhacay Duleedka Degmada Jalalaqsi ee Wilaayada Hiiraan ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen Saddex iyo Toban askarin Jabuutiyaan ah kuwaasi oo sidoo kale Gaari Gaashaaman laga burburiyay.
Calamada.com