Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa gudaha Degmada Buurhakabo ee Wilaayada Baay iyo Bakool ka fuliyay howlgalo qorsheysan kuwaasi oo Faahfaahin dheeraad ah laga helayo.
Howlgalka Kowaad oo ah mid Dil Toogasho ah waxey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab u geysteen Mid ka mid ah Ergadii wax kasoo xushay Xildhibaanada maamulka Gaala raaca isku magacaabay Konfur Galbeed.
Ergeygan lagu dilay Bartamaha degmada Buurhakabo ayaa lagu magacaabi Jiray Mukhtaar Subagle, Waxa uuna dilkiisa qeyb ka noqonayaa Ugaarsiga Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku hayaan Ergadii soo Xushay Xildhibaanada Murtadiinta.
Dhanka kale Maleeshiyaat ka tirsan Maamulka Ashahaado la dirirka Konfur Galbeed ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen gudaha degmada Buurhakabo.