Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan ka fuliyeen mid ka mid ah Deegaanada dhaca Wadada dheer ee isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye.
Weerarkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha, Waxeyna Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin beegsadeen Moota ay la socdeen Askar ka tirsan Maleeshiyaatka Dowladda Ridada.
Howlgalkan waxey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ku dileen Hal askari Mid kalane dhaawac culus ayaa soo gaaray kuwaasi oo gabi ahaantooda ah Maleeshiyaatka Dowladda Ridada.
Weerarkan ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa kusoo aadaya xilli Saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku dileen Xasan Juuni oo ka tirsanaay Ergadii wax kasoo xushay Xildhibaanada Ridada.
Calamada.com