Qaraxyo culus oo khasaara gaystay waxey ka dhaceen goobo kala duwan oo ka tirsan magaaladan Muqdisho.
Qaraxa hore waxa uu ka dhacay xaafada Xoosh oo Madiino ka tirsan waxaana lala beegsaday gaari uu lasocday Murtad Cabdi Naasir Xasan Cali oo ah gudoomiye ku xigeenka kooxda Ridada ee dhanka amniga iyo siyaasada ee degmada Kaxda.
Murtadkan ayaa la xaqiijiyay inuu dhaawac culus soo gaaray sidoo kale waxaa qaraxan ku dhintay Labo askari oo ilaaladiisa ka mid ah gaarigiisana burbur xoogan ayaa soo gaaray.
Dhanka kale Labo qarax oo aad u xoogan ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta waxeyna qaraxyadan ka dhaceen agagaarka Warshadii hore Baastada ee degmada Yaaqshiid.
Mid ka mid ah qaraxyada ayaa haleelay gaari Booyad ah halka qaraxa kale si gaar ah loola beegsaday askarta Kufaarta Afrikaanta oo dhulka usoo dagay markii Booyada qaraxii hore haleelay.
Booyada wax yeelo xoogan ayaa soo gaartay sidoo kale tiro askar ah oo Kufaarta Afrikaanta ah ayaa baqti iyo dhaawac ku noqday qaraxyadan.
Saddex-dan qarax ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta ay gudaha suuqa Bakaaraha ku dileen Murtad Canjeex kaasi oo siweyn ula shaqeynayay Sirdoonka dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Sidoo kale waxey howlgaladan kusoo aadayaan xilli qarax ka dhacay xaafada Raadeerka ee degmada Dayniile ay ku dhinteen Saddex askari kuna dhaawacmeen Labo kale kuwaasi oo wada ah maleeshiyaatka dowladda Ridada federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
Thank God.
And the Mujahideen are always successful, If god willing.