Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka kala dhacay Wilaayaatka Banaadir iyo Shabeelada dhexe.
Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa iyo isgoyska Ex-controol Afgooye oo ka wada tirsan Wilaayada Banaadir waxaa qaraxyo lagula beegsaday maleeshiyaatka dowladda Ridada federaalka.
Inta la xaqiijiyay qaraxyadan waxaa ku dhaawacmay Saddex askari oo ka wada tirsan kooxda Ridada, Kuwaasi oo la xaqiijiyay iney dhaawacyadooda culusyihiin.
Dhanka Wilaayada Shabeelada dhexe waxaa qarax culus uu ka dhacay deegaanka Buurane oo ah deegaan hoostaga degmada Mahadaay ee Wilaayada Shabeelada dhexe.
Qaraxan ayaa lala beegsaday askarta Kufaarta Burundi, Waxaa qaraxan dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askarta Kufaarta Afrikaanta ah.
Calamada.com