Wararka ka imaanaya gobalka Gaarisa oo ka mid ah dhulka Kenya ay xooga kaga heysato Somalia waxey sheegayaan in deegaan ka tirsan gobalkaas uu ka dhacay weerar qorsheysan.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa weerarkan la beegsadan xerada ciidamada Saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Haluuqa oo ah deegaan hoostaga magaalada Gaarisa.
Weerarkan ayaa ah dagaal toos ah waxeyna ciidamada Mujaahidiinta dhowr jiha ka weerareen xerada ciidamada Kenya ee deegaanka.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan iney jirto khasaara kala duwan oo askarta Kenya lagu gaarsiiyay weerarkan ka dhacay deegaanka Haluuqa, Waxa uu howlgalkan kusoo aadayaa xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka dowladda Saliibiyadda Kenya.
Calamada.com