Faahfaahin cusub ayaa laga helayaa khasaaraha dowlada Ridada iyo maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Jubbo-land kasoo gaartay howlgalo kala duwan oo ciidamada Mujaahidiinta ay ka kala fuliyeen goobo kala duwan oo ka kala tirsan Konfurta dalka Somalia.
Weerarka hore oo isugu jira Qaraxyo iyo Kamiin ayaa ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo kaasi oo khasaara culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtad Axmed Madoobe.
Inta la xaqiijiyay qaraxyada iyo kamiinka ka dhacay duleedka Kismaayo waxaa lagu dilay (7)Todobo askari waxaana lagu dhaawacay(17) Toban iyo Todobo askari oo wada ah Ridada Jubbo-land.
Saraakiisha weeraradaan lagu dilay waxaa ka mid ah Abaanduulihii ciidanka Jubbo land ee weerarka loo dhigay watay kaasi oo lagu magacaabi jiray Murtad Mucalim nuiur.
Isku soo wada duub weeraradii 24-kii saac ee lasoo dhaafay Mujaahidiinta ay ka kala fuliyeen deegaanka Ceel-saliini, Degmada Qoryooley, Duleedka Muqdisho iyo duleedka Kismaayo waxaa lagu dilay ugu yaraan (85) Siddeetan iyo Shan isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan Murtadiinta.
Calamada.com
Mujaahidiinta guul