Wararka ka imaanaya dalka Kenya waxey sheegayaan in gudaha dalkaas uu ka dhacay weerar qorsheysan kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Howlgalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Nayroobi iyo Mandheera kaas oo lala beegsaday dad Nasaaro Kenyaati ah oo gaari Bas ah la socday.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kamiin u dhigay gaari Bas ah oo kasoo baxay magaalada Nayroobi kuna sii jeeday magaalada Mandheere, Waxeyna weerarkan ku dileen dad Nasaaro Kenyaati ah oo gaariga la socday.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas lagu dilay Afar Nasaaro Kenyaati ah sidoo kale waxaa lagu dhaawacay tiro kale oo Nasaarada Kenya ah.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah weerarada ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyaan gudaha dalka Kenya ee ay ku beegsadaan saraakiisha, Askarta iyo guud ahaan dadka Nasaarada Kenyaatiga ah.
Calamada.com