Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil qorsheysan oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Dilkan waxey ciidamada Mujaahidiinta u geysteen askari ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta gaar ahaan kuwa Bangarafta ee Mareykanku sida gaarka ah u tababartay.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa askarigan Murtadka ah ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku baqtiya.
Dilka askarigan Bangarafta ah waxa uu kusoo aadayaa xilli ay sii korortay tirada dhimashada ee maleeshiyaatka kooxda Ridada looga dilay weerarkii dhawaan Mujaahidiinta ay cagta ku mariyeen xerada Ceel-saliini ee duleedka magaalada Marka.
Weerarkaas waxey Mujaahidiinta ku dileen (65) Lixdan Iyo Shan askari oo Murtadiin ah waxeyna ku dhaawaceen (50) Konton Askari oo isla kuwa Ridada ah.
Calamada.com