Mu’asasada Alkataa’ib ayaa baahiya Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Al Shabaab kaas oo looga hadlayo istish-haadka Sheekh Qaasim Al Riimi amiirkii guud ee Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.
Bayaanka oo ka koobnaa sedax bog ayaa shacabka Yemen iyo mujaahidiinta Al Qaacidda ku sabarsiinaya wadada jihaadka iyo in ay lahalgamaan Mareykanka iyo xulufadiisa.
Halkan Hoos ka akhriso bayaanka oo luqadda Carabiga ku qoran