Rag hubeysan waxey dil qorsheysan ka fuliyeen qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey gudaha degmada Dharkenley ku dileen Murtad lagu magacaabo Cabdi Waaxid Muxamed Yarow oo ka tirsanaa shaqaalaha baarlamaanka kooxda Ridada Somalia.
Ragga hubeysan ayaa sarkaalkan ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku baqtiya, Waxaa markii dambe meydkiisa goobta ka qaaday maleeshiyaatka Ridada oo halkaa soo gaaray.
Dilkan waxa uu kusoo aadayaa xilli Maalmo ka hor ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay howlgal qorsheysan ku dileen gudoomiyihii Waaxda xaafadda Dabakaayo Madow ee maamulka kooxda Ridada ugu magacaaban degmada Dharkenley kaasi oo lagu magacaabi jiray Guuleed Muuse.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.