Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen duleedka Magaaladan Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsan dowlada federaalka.
Dilkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Ceelasha biyaha ee dhaca wadada dheer ee isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.
Askariga Murtadka ah ee ay dileen Mujaahidiinta ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Dafe kaasi oo ahaa istaafka gaarka ah ee gudoomiye ku xigeenka maamulka kooxda Ridada ugu magacaaban deegaanka Ceelasha Biyaha.
Ciidamada Mujaahidiinta ee dilay askarigan Murtadka ah ayaa horay usii Ganiimeystay qorigii uu ku hubeysnaa askarigaas.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.