Qarax culus ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan askarta Saliibiyiinta Kenya kuwaasi oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah gobalka Jubbada hoose.
Kolanyada qaraxa lala beegsaday ayaa ka baxay degmada Afmadow waxeyna kusii jeedeen deegaanka Dhoobley, Iyadoo dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano badan.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Beebo ah halkaas ayuuna ku burburay sidoo kale waxaa qaraxa baqti iyo dhaawac ku noqday guud ahaan askartii Saliibiyiinta Kenya ee lasocotay gaariga Beebaha ee qaraxaas lagu burburiyay.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli 52 askari oo isugu jirta Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Kooxda Ridada ay ku baqtiyeen Camaliyad Istish-haadiyo ah iyo howlgalo kale oo ka dhacay qeybo ka mid ah Wilaayada Shabeelada hoose.
Calamada.com