Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen degmada Kaxda ee Wilaayadan Banaadir waxey ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada federaalka.
Ciidamada gaarka ee Mujaahidiinta ayaa dilay Murtad Xasan Fadresh oo ahaa madaxii canshuuraha maamulka kooxda Ridada ugu magacaaban degmada Kaxda ee Magaaladan Muqdisho.
Ciidamada Mujaahidiinta ee howlgalkan fuliyay ayaa horay usii qaatay qori uu ku hubeysnaa sarkaalkan Murtadka ah ee ay ku dileen degmada Kaxda.
Dilka sarkaalkan ayaa kusoo aadaya xilli qarax xoogan lala beegsaday gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Ridada Bangarafta kuwaasi oo kusoo jeeday magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa sigaar ah kaga dhacay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaaladan Muqdisho, Waxaa qaraxan ku baqtiyay Labo askari mid kalane waa ku dhaawacmay gaarigiina burbur xoogan ayaa soo gaaray.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.