Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey gudaha magaalada Boosaaso ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan maamulka gaala raaca Puntland.
Mujaahidiinta ayaa gudaha magaalada ku dilay Murtad Suleymaan Axmed Shire oo ahaa mas’uul ka tirsan maamulka Puntland, Waxeyna Mujaahidiinta sarkaalkaas la dileen Labo xubnood oo ka tirsaneed qeybta maaliyadda Ridada Puntland.
Howlgalkan ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan ciidamada Mujaahidiinta qarax ka dhacay duleedka Boosaaso ay ku dileen sarkaal lagu magacaabi jiray Asad kaasi oo ka tirsanaa nabad sugidda Puntland sidoo kalane ahaa sarkaal la shaqeynayay sirdoonka dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Calamada.com