Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal gaar ah oo habeenkii xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal.
Howlgalkan gaarka ah waxey Mujaahidiinta ku dileen gudoomiyihii maamulka Ashahaado la dirirka Puntland ugu magacownaa gobalka Nugaal kaasi oo lagu magacaabi jiray Murtad Cabdi Salaam Xasan Xirsi (Gu’jir).
Mas’uulkan ka tirsan maamulka gaala raaca Puntland ee lagu dilay howlgalkan gaarka ah ee ka dhacay Garoowe ayaa ahaa sarkaal caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka ee ku dhaqan magaalada Garoowe iyo guud ahaan degmooyinka iyo deegaanada gobalka Nugaal.
Degmada Garoowe oo xarun u ah maamulka gaala raaca Puntland waxey Mujaahidiinta dhowr jeer ka fuliyeen howlgalo kala duwan oo lagu dilay saraakiil iyo xubno kale oo isugu jirta Kufaar iyo Murtadiin.
Calamada.com