Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan ku qaadeen Jaziirada Kudhaa ee ku taala Wilaayada Jubbooyinka.
Mujaahidiinta ayaa si toos ah u beegsaday saldhiga iyo fariisimaha maleeshiyaatka Ridada ee Jaziirada, Iyadoo faahfaahin laga helayo khasaaraha ka dhashay weerarkaas.
Inta la xaqiijiyay ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerarkan ka dhacay Jaziirada Kudhaa ku dilay Afar askari waxaa ku dhaawacmay Shan askari oo isla Murtadiinta Jubbo-land ah.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerarkan kusoo ganiimeystay Afar qori, Waxa uu weerarkan kusoo aadayaa xilli qarax ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka Kismaayo lagu dhaawacay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta.
Calamada.com