Wararka ka imaanaya degmada Xudur ee Wilaayada Baay iyo Bakool waxey sheegayaan in duleedka degmadaas uu ka dhacay weerar qorsheysan.
Weerarkan oo kamiin ah waxaa loo dhigay maleeshiyaat ka tirsan maamulka Ridada isku magacaabay Konfur Galbeed waxaa soo baxayo faahfaahino dheeraad ah.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan dhabba galka ah lagu dilay hal askari oo Murtad ah waxaa lagu dhaawacay Saddex askari oo isla Ridada ah kuwaasi oo la xaqiijiyay iney dhaawacyadooda culusyihiin.
Kamiinkan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Mujaahidiinta dagaal culus ay ku qaadeen saldhigyada Kufaarta iyo Murtadiinta ee degmada Jannaale, Sidoo kale waxey Mujaahidiinta Kamiin u dhigeen maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta oo ku socdaalayay wadada isku xirta deegaanada Awdheegle iyo Bariire oo ka wada tirsan Wilaayada Shabeelada hoose.
Calamada.com