Afar qarax ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada shisheeye gaar ahaan kuwa Burundi kuwaasi oo ku socdaalayay wadada isku xirta degmada Jowhar iyo magaalada Muqdisho.
Qaraxyadan waxey sigaar ah kaga dhaceen agagaarka deegaanka Golaleey ee hoostaga degmada Balcad ee Wilaayada Shabeelada dhexe.
Inta la xaqiijiyay qaraxyadan waxaa lagu gubay Labo gaari oo kala ah Taw iyo mid xamuul ah, Waxaa sidoo kale qaraxyada ku halaagsamay guud ahaan askartii la socotay Labadaasi gaari.
Wilaayada Shabeelada dhexe ayaa ka mid ah wilaayaatka sida aadka ah loogu dhiig bixiya askarta Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta.
Calamada.com
Mid horiyo mid kii dibu kufriya gaal kawaan weeye
Kaawiyo cadaab lagu gubiyo dhabu kadeed weeye
Kafaradu madaw iyo cadaan kay ahaadanba
Kulbiyo kismaanyiyo Gediyo koone baladwayne
Xamar kaad laga soo galiyo jawhar karin keeda
Kaaraamardhiyo hawdka oog kaafirada jooga
Kalkacayl inaanaan u qabin koonka gaadh siiya