Rag hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka magaaladan Muqdisho.
Howlgalkan waxa uu sigaaar ah kaga dhacay deegaanka Tareedisho ee duleedka magaaladan Caasimadda ah, Iyadoona faahfaahin laga helayo howlgalka.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa deegaanka Tareedisho ku dilay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada Somalia, Waxeyna Mujaahidiinta horay usii qaateen oo ay ganiimeysteen hal qori uu ku hubeysnaa mid ka mid ah Labada askari ee ay dileen.
Howlgalkan ka dhacay deegaanka Tareedisho ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fulinayaan gudaha iyo duleedka magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.