Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in markale kumanaan kun oo ruux ay maalin qura ugu dhinteen cudurka dilaaga ah ee Carona Virus.
Guddi caafimaad oo loo xilsaaray xakameynta caabuqa Covid19 ayaa magaalada Washington ka sheegay in maanta oo kaliya ay dhinteen dad gaaraya 3798 qof halka ay bukaano noqdeen 35407 qof.
Tirada guud ee dadka Carona ugu dhintay Mareykanka ayaa gaartay 39 kun oo ruux waxaana lafilayaa in 24-ka saac ee soo socda ay ay dhimashadu gaarto 41-kun oo ruux sida ay sheegeen saaakiisha caafimaadka.
Halaaga culus ee ku socda Saliibiyiinta Mareykanka ayaa ah mid ay si aad ah ugu farxayaan dadka Muslimiinta, Mareykanka waa hormuudka duulaanka Saliibiga ah ee lagu qaaday dalalka Muslimiinta.