Howlgal gaar ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen gudaha magaaladan Muqdisho waxey ku dileen xubin ka tirsan dowlada federaalka.
Weerarka qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay degmada Hodan waxeyna Mujaahidiinta ku dileen Murtad lagu magacaabi jiray Cabdi Muxamed Barre.
Murtadka lagu dilay degmada Hodan ayaa ka tirsanaa nabadsugidda kooxda Ridada Somalia gaar ahaan qeybta dharcadka.
Dilka Murtadkan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay gudaha magaalada Muqdisho ay ka dhaceen qaraxyo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen askar ka tirsan kooxda Ridada Somalia.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.