Howlgal gaar ah oo Katiibada Muxamed Bin Maslamah ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen degmada Dharkenley ee Wilaayadan Banaadir waxey ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Federaalka.
Sarkaalka Murtadka ah ee lagu dilay Dharkenley ayaa lagu magacaabi jiray Saddex-xidigle Jalaato kaasi oo sigaar ah kaga tirsanaa saraakiisha kooxda Ridada Farmaajo qeybta qaabilsan garoonka diyaaradaha ee magaaladan Muqdisho.
Sidoo kale tiro askar ah oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ayaa baqti iyo dhaawac ku noqday qarax lagula beegsaday xaafada KBB ee degmada Hodan ee isla magaaladan Muqdisho.
Saacadihii lasoo dhaafay ayey aheed markii ciidamada Mujaahidiinta deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ay ku dileen Murtad Dhaga Cadde oo ahaa askari ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.