1 thought on “Weeraro Kala Duwan Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Bari,Sh/hoose Iyo Jubbooyinka.

  1. Dhiig bixiya dhidir nala coliyo waa dhabtii cadawe
    Dhalyo iyo qaraabiyo manihin dhalad sokee yaahe
    Diin naga dhexee yana majiro gaalka dhoor kalahe
    Dhulka markad kujiidaan markay dhimasha dood yeerto
    Markuu dhawr ka gawroco shabaab yaan dhab farax naaye
    Qalbigaan dhabtii kala jiraa dhalin yartee niiye
    Hay din dhawro rabigay kufriga waa dhibay saane
    Zandiiq dhuuni raaciyo wadaad dheef yar loo sheegay
    Ama dhimirka beelaan lahayn dhugiyo iimaane
    Dhaxal kii rasuul kaad wadaan salafki dhawraaye
    Dhulka aanu leenahay xaqiiq loo dhowaan waaye
    Ku dhibtoode gaaladi waxay dhaca ismoo deene
    Rabigay hadhawree ragaan dheelin baa kacaye
    Oo dhuunta jaray gaaladiyo dhuuni raac yadiye
    Nin kastoon dhan kiin aan ahayn doqon dhag wayn weeye
    Waa ruux dhugtiyo dhimirka iyo laabtu ay dhimatay
    Waa uun dhab qalaliyo safiih diinta aan dhuuxin
    Waa uun dhab caaliyo bakhayl dheef yar gaal siiyey
    Waa ninu dhabtii cadaw hantiyey oo dhabaha seejey
    Rabi hay din dhawree kufriga dhiigi quba maanta
    Rabi hay din dhawree sharciga dhidibadaw aasa
    Rabi hay din dhawree shacbiga dhawra sharaf tiisa
    Maatida dhaqaa leeya iyo dhaaxo kuwa liita
    Dhulka Eebahay haw jaree gaal dhiboo laaya
    Dhuuni raaca Ictisaamahee dhiibay sharaf tiisa
    Ku dhalaaliyoo adiladiyo diinta dhabu sheega
    Shubahay la dhuutay nayee dhaqa nijaas tiisa
    Soo dhaweeya culumada dhab taa oon is dhiibay nin
    U dhimriyo miskiin kiyo nin kay xaajo dhaba hayso
    Dhulka waad difaac deen cadlina waad ku dhaqay seene
    Uga sii dhowaadoo garsoon hufan ku dheeraada
    Afartaa dhabtii waxan jeclahay inan dhaha weeye
    Inad abid ku dheertiin qalbigay oydan dhicin weeye

Comments are closed.