Magaalada Ceelbuur ee xarunta wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa dadka Muslimiinta ah ku nool waxay maanta u ciideen si wanaagsan oo cajiib ah.
Musallaha lagu tukaday salaadda ciida waxaa kasoo qeybgalay dadweyne kala duwan iyo milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaas oo dadka muslimiinta ah la qeybsanayay farxadda ciida.
Fardaha oo ay reer Ceelbuur caan ku yihiin ayaa qeyb ka ahaa dabaal dega ciida, waxaana la arkayay dad farda fuul ah oo musallaha soo xaadiray.
Halkan Ka Daawo Sawirrada Ciida Ceelbuur.